Hadafkeena: isku xirka dhaqamada si loo kobciyo isfahamka iyo wanaaga bulshada.
Aragtidayada: Faribault cadaalad ah oo loo wada siman yahay.
Isbahaysiga Kala-duwanaanta Faribault (FDC) wuxuu ka shaqeeyaa aragtidan iyada oo abuureysa aragti wanaagsan oo ku aaddan kala-duwanaanta iyo dhaqanka, iyo hubinta sinnaan iyo ka-qaybgal dhammaan xubnaha bulshada.
Select English on top right – Seleccionar español en la parte superior derecha


